Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Bayle oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir Bayle oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga yurub ee Soomaaliya Mudane Nicolas Berlanga.

Wasiirka Bayle ayaa sheegay inay kawada hadleen dib-u-habeynta arrimaha Maaliyadda iyo taageerada midowga yurub ee miisaaniyadda dalka sidoo kale wasiirka maaliyadda waxa uu intaa ku daray inuu uga mahadceliyay taageeradda ay siiyaan midowga yurub Soomaaliya.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง ๐‹๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026

โ€œWaxa aan maanta xarunta wasaaraddaย  ,aaliyadda ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga oo ay wada shaqeyn buuxdo naga dhaxeysoโ€

โ€œWaxyaabihii aan ka wada hadalnay waxaa ka mid ahaa, dib-u-habeynta Maaliyadda, Taageerada Miisaaniyadda, iyo mahadcelinta European Union in Somalia oo si buuxda noo garab taagan. Ayuu ku daray hadalkiisa wasiirka maaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.

Midowga Yurub ayaa dalkeyna Soomaaliya ka taageero dhinacyo ay ka mid yihiin hormarinta dhaqaalaha dalka iyo dib udhiska ciidamada qalabka sida.

Tags: Wasiir Bayle oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Previous Post

Xildhibaannada ย Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimadka Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Galmudug oo uga digtay Ciidamadeedu in ay ka qeyb-qaataan Dagaal Beeleedyada

Next Post
Galmudug oo uga digtay Ciidamadeedu in ay ka qeyb-qaataan Dagaal Beeleedyada

Galmudug oo uga digtay Ciidamadeedu in ay ka qeyb-qaataan Dagaal Beeleedyada

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง ๐‹๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง ๐‹๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasiirada Xukuumadda Dan Qaran....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In