Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada  Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimadka Qaranka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada  Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimadka Qaranka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda fedeeaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad kulankiisa 14-aad ay ku yeesheen xarunta villa Hargeysa waxa ay ku ansixiyeen  Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimadka Qaranka,

Kulanka ee uu shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Shiekh Ibraahim Muudeey ayaa ku dhawaaqay codeynta natiijada.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026

“Waxa Ogalaatay 137 Mudane waxa ka aamustay 1 Waxa Diiday 5 Sidaas ayuu Ku meelmaray Sharcigaan”. ayuu yiri Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey

Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Shacabka iyo Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fowziya Abiikar Nuur ayaa Xildhibaannada Golaha uga mahadceliyay ansixinta Hindise sharciyeedkan oo ku soo aaday xili ay dadka Soomaaliyeed u baahanyihiin.

Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim (Muudey) ayaa u sheegay Xildhibaannada Golaha in ay ilaaliyaan wakhtiga oo ay soo xaadiritaan kulamada golaha si aysan kulanka golaha uusan ugu baaqay kooram la’aan.

Dhinaca kale mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa Akhrinta labaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Qareenada Soomaaliyeed, waxaana ugu horeyn Xildhibaannada u faah faahiyay Xildhibaan Jaamac Maxamed  Askar oo ah Xoghayaha Guddiga Cadaaladda, Awqaafta iyo Diinta ee Golaha Shacabka.

Intaasi kaddib qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka dooday qodobada Hindise sharciyeedka Qareenada, iyagoo qodobada qaar ku kala aragti duwanaa.

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in ka doodista hindise sharciyeedka qareenada ay soo gaba gabowday, islamarkaana hindise sharciyeedkan lagu wareejin doono guddiga ku shaqada leh si fikradaha iyo doodaha Xildhibaannada ugu soo daraan.

Tags: Xildhinaabanada  Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka
Previous Post

Madaxweyne Deni oo Joojiyey Dhismeyaasha iyo Deegaameynta Dhul-daaqsimeedka

Next Post

Wasiir Bayle oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post
Wasiir Bayle oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Wasiir Bayle oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasiirada Xukuumadda Dan Qaran....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In