Friday, May 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo dhawan ka furmaya Dhuusamareeb.+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo dhawan ka furmaya Dhuusamareeb.+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye qoor qoor oo xalay soo xeray shirka wadatashiga madaxda maamul goboleedyada dalka oo maalmahana ka socday magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka galmudug ayaa uga mahadceliyay dhamaan bulshada dhusamaraeb iyo deegaanada kale ee galmudug soo dhaweyta iyo sida ay uga hiilan yihiin in wax walbo oo jira lagu dhameeyo wadahal iyo wadatashi.

“Waxaan guud ahaan bulshada galmudug ugu diyaarsanyihiin hanaanka dowladnimada iyo sida ay usoo dhaweeyeen madaxda dowlad goboleedyada iyo wafuuda balaaran ee maalmahaan ku suganaa magaalada dhuusamareeb si loo xjiiyo midnimada ummadda sido kale waxaab u mahadcelinayaa madaxa dowlad goboleedyada oo soo ajiibay inaan halkaan ugu yeero inagoo ka shaqeyneyno danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed..Ayuu yiri madaxweyne (Qoor-Qoor).

Related posts

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 22, 2026
Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye qoor qoor ayaa sidoo kale sheegay in dhawaan uu furmi doono wajigii labad ee shirka wadatashiga oo ay ku soo biiri doonaan madaxda qaran si dalka loo gaarsiyo hormar iyo in dalka ay ka dhacdo doorsha dan u ah shacabka soomaaliyeed.

Sidoo kale ,madaxweyne qoor Qoor waxa uu ku dhiiri galiyay inay guud ahaan bulshada reer galmudug  u-diyaar garoobaan soo dhaweynta madaxada qaranka si ay u muujiyaan doorka ay galmudug ku leedahay dib udhiska dalka.

11 bishaan ayuu shirka wadatashiga madaxada dowlad goboleedyada ka furmay magaalada dhuusamareeb ee xarunta galmudug waxaana inta badan diirada lagu saaray wadashaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka iyo arrimaha doorashooyinka 2020/2021.

Tags: Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo dhawan ka furmaya Dhuusamareeb.+Sawirro
Previous Post

Ruushka oo markii ugu horeeysay tijaabiyay Tallaal loga hortagayo Covid-19

Next Post

Bixinta adeegga warqadda dembi la’aanta ee CID-da oo maanta dib loo billaabay

Next Post
Bixinta adeegga warqadda dembi la’aanta ee CID-da oo maanta dib loo billaabay

Bixinta adeegga warqadda dembi la’aanta ee CID-da oo maanta dib loo billaabay

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 22, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In