Friday, May 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Alla ha u Naxariistee Weriye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) oo xalay ku Geeriyooday Muqdisho+sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Alla ha u Naxariistee Weriye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) oo xalay ku Geeriyooday Muqdisho+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, isagoo mudooyinkii ugu danbeeyayay ku  xanuunsanaa.muqdisho sidoo kale  waxaa  uu ka tirsanaan jirey wariyayaashii raadiyo Muqdisho 80-kii ilaa 90kii.

Waxaa uu ka  mid ahaa soo saarayaashii Barnaamijka Bandhiga Raadiyaha iyo falooyinkii raadiyaha ka bixi jirey, waxaa uu ka soo shaqeeyay tababarna uu ku soo  qaatay BBC laanta Soomaaliga.  Xiligii  burburka waxaa uu idaacadii HornAfrik ka bilaabay barnamijka diiniga ee dhaqanka islaamka oo uu soo saare iyo soo tebiye uu ka ahaa .

Related posts

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026

Allah ha naxariiste maexuumka waxaa uu ku dhashey magaadan Muqdisho sanadku markuu ahaa1953dii, waxaa uu waxbarashada hoose iyo sare ku qaatay Dugsiyada  Shibis, Bartamaha, 15-ka May ayuu dugsiga sare ku dhamaystay isagoo hadana ka mid noqdey ardaydii Kulliyada Kiimikada ee Jaamacadda umadda Soomaliyeed.(Gahayr)

Allaha ha u naxariistee xalay ayuu ku geeriyooday magaalada Muqdish waxaana ka tacsiyadeeyay guud ahaan bahda warbaahinta ee uu ka baxay.

Inaalilaah wa inaa illeyhi Raajucuun.

Previous Post

Dadka uu waxyeleeyay Corona Virus oo kor u dhaafay 13 milyan

Next Post

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo gudoontay agab iyo qalab xafiiseed loogu talagalay Waaxda Farsamada Gacanta iyo Tababarrada ee Wasaaradda “Sawirro”.

Next Post
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo gudoontay agab iyo qalab xafiiseed loogu talagalay Waaxda Farsamada Gacanta iyo Tababarrada ee Wasaaradda “Sawirro”.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo gudoontay agab iyo qalab xafiiseed loogu talagalay Waaxda Farsamada Gacanta iyo Tababarrada ee Wasaaradda "Sawirro".

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In