Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare  ee dowladda

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare  ee dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka maanta ka daahfuray imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya.

34,600 (Soddon iyo afar kun iyo lix boqol) oo Arday ayaa ufariistay imtixaamka Shahaadiga ah ee ay qaadeyso dowladda soomaaliya, kaas oo ka furmay gobolka Banaadir iyo gobollada Dalka.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

May 2, 2026
Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

May 2, 2026

Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ardayda ku boggaadiyay dadaalkooda ku aaddan dhanka waxbarashada isagoo u rajeeyay in ay guul ka gaaraan imtixaanka.

Illaa 112 (boqol laba iyo toban) goobood oo dalka ah ayeey saaka ardayda fasalka F4 ama 12-aad ee dugsiga sare ku gelayaan imtixaanka shahaadiga oo ah kii lixaad oo ay qaadeyso dowladda Soomaaliya.

Previous Post

Imtixaanka shahaadiga dowadda ee dugsiga sare oo laga daahfuray Jubbaland”SAWIRRO”

Next Post

Galmudug oo daah-furtay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dolwadda

Next Post
Galmudug oo daah-furtay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dolwadda

Galmudug oo daah-furtay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dolwadda

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku...

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in...

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In