Sunday, April 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koofur galbeed oo muqdisho soo gaaray +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koofur galbeed oo muqdisho soo gaaray +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Garen) oo soo gaaray  Muqdisho waxaa garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee barlamaanka Jamhuuriyadda ,taliyaha Ciidanka Asluubta iyo marti sharaf kale .

Madaxweyne Lafta Gareen oo saxaafada kula hadlay hoolka martida ee garoonka aadan cade ayaa sheegay in muqdisho uu u yimid safar shaqo oo ku aadan fatahaada wabiga shabeelle uu ka sameeyay qeybo ka mid ah gobolka shabeellaha Hoose, oo ay ugu xoogantahay magaalada Afgooye waxaana sidoo kale uu markale ugu baaqay dadka Soomaaliyeed,hay’addaha u qaabilsan gargaarka gobolka iyo dowladda federaalka inay ka qeyb-qaataan sidii wax loogu qaban lahaa dadka uu saameeyay fatahaada wabiga shabeelle.

Related posts

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026

“Waxaan u nimid inaan kawadatashano sidii aan waxa uga qaban laheyn xaalada bini aadanimo ee ka taagan qeybo ka mid gobol Shabeellaha Hoose kuwaasi oo ay saayeen fatahaadda wabiga shabeelle sidoo kale waxaan la kulmi doonaan mdaxda qaranka oo aan kala hadli doono arrimaha federaalka ayuu yiri madaxweyne lafta gareen.

Madaxaweynaha Koofur galbeed Soomaaliya Cabdi casiis xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa dhinaca kale hambalyo udiray sanad guurada 22-aad oo ay dabaal degayaan bulshada punlad oo ku beegan waqtigii la aas aasay maamulkaasi.

“Hambalyo ayaan leeyahay guud ahaan bulshada Punland oo maanta u dabaal degayo sanadguurada 22-aad eek u beegan aas aaska iyo dhismaha dowlad goboleedka, Putland waxaana leenahay hormar weyn ayaad gaarteen oo dhinacyo badan leh waxaan sidoo kale idin rajeynayaa guul iyo hormar balaaran.

Tags: Madaxweynaha Koofur galbeed oo Muqdisho soo gaaray +Sawirro
Previous Post

Duqii magaalada Baladweyne oo xilka laga qaaday

Next Post

Bulshada ku nool Kismaayo oo la siiyay tababar la xiriirta ka hortagga cudurka COVID-19

Next Post
Tirada dadka qaba COVID-19 ee Caalamka oo Shan milyan kor u dhaafay

Bulshada ku nool Kismaayo oo la siiyay tababar la xiriirta ka hortagga cudurka COVID-19

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka KGS oo qayb galay munaasabadda dhaarinta Wasiirka Cusub ee Beeraha

Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka KGS oo qayb galay munaasabadda dhaarinta Wasiirka Cusub ee Beeraha

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay munaasabad...

Bayaanka Wadajirka ah ee ku saabsan ku dhawaaqista Israa’iil ee magacaabista wakiil diblomaasiyadeed ee waxa loogu yeero “Somaliland”

Bayaanka Wadajirka ah ee ku saabsan ku dhawaaqista Israa’iil ee magacaabista wakiil diblomaasiyadeed ee waxa loogu yeero “Somaliland”

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dowladda Qatar, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Jamhuuriyadda Suudaan, Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In