Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wajiga labaad ee Shirka wadatashiga ka qeyb qaadashada isbedelka Cimilada oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wajiga labaad ee Shirka wadatashiga ka qeyb qaadashada isbedelka Cimilada oo ka furmay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wajia labaad ee shirka wadatashiga ka qeyb-qaadashada isbedelka cimilada ee heer qaran ee uu soo qaban qaabiyay guddiga isbedelka cimilada xafiiska ra’isulwasaaraha dalka ka furmay  magaalada muqdisho waxaana ka qeyb-galaya wasaaraddaha bay’adda ee dowlad goboleedka dalka qaar ka mid hay’addaha dowladda dhexe isagoo socon doono muddo labo maalmood.

Sida qorshahu yahay waxaa la uruurinayaa  dhammaan xogaha isbedelka cimilada ee heer qaran si loo horgeeyo sanadkaan dhamaadkiisa hay’adda qaramada midoobay u qabilsan isbedelka cimilada ee dunida Soomaaliyane ay ka tirsan sida uu sheegay agaasimaha guud ee agaasinka isbedelka cilimadda Xafiiska Ra’isulwasaaraha dalka Mudane Axmed Yuusuf Axmed.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

“Waxaa qorshahu yahay inaan dhammaan xogaha aan aruurinayay meel isagu wada geyno kaddib aan mideyno wax yaabaha ugu muhiimsan si aan u maareynta guud ahaan wax yaabaha aan ka qaban doono isbedelka cimilada shanta sano ee soo socota ayuu yiri Agaasime Axmed Yuusuf Axmed.

Sidoo kale waxyaabaha  lagu gorfeynayo waxaa ka mid abaaraha ,fataahaddaha soo laabatay ,Xoolaha, beeraha, biyaha wax soo saarka shidaalka, wasaqowga hada  iyo guud ahaan  Cimilada dalka waxaana xubaha matalayay dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ay soo dhaweeyay muhiimada shirkaan uu leeyahay.

Wajiga kuwaad shirkaan isbedelka cimilada waxa uu ka dhacay bilaawga sanadkaan magaalada Garoowe ee xarunta Punland hase ahaatee xafiiska isbedelka cimilada waxa uu sheegay in illaa iyo sedex shirkale laga qaban doonaan dhammaan waxyaabaha kasoo baxo la geyndoono shirka guud ee Qm ee la filayo inuu dhaco bisha 12 Decembar ee 2020.

Tags: Wajiga labaad ee Shirka wadatashiga ka qeyb qaadashada isbedelka Cimilada oo ka furmay Muqdisho+Sawirro
Previous Post

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Xariga Ka Jaray Xafiiska Hubinta Tayada Qalabka Dhismaha+Sawirro

Next Post

Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyarada Koonfur Galbeed Ee Gobolka Bakool Oo Xilka La Wareegtay “SAWIRRO”

Next Post
Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyarada Koonfur Galbeed Ee Gobolka Bakool Oo Xilka La Wareegtay “SAWIRRO”

Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyarada Koonfur Galbeed Ee Gobolka Bakool Oo Xilka La Wareegtay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In