Friday, May 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Xeer Hoosaadka Golaha Aqalka Sare Oo Kulan La Qaatay Guddiga Xeer-Hoosaadka Ee Barlamaanka Galmudug+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga Xeer Hoosaadka Golaha Aqalka Sare Oo Kulan La Qaatay Guddiga Xeer-Hoosaadka Ee Barlamaanka Galmudug+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga xeer hoosaadka anshaxa,Xasaanadda iyo daryeelka Senatarda ee Golaha aqalka sare ayaa kulan aqoon isweydaarsi ah kula yeeshay magaalada dhuusamareeb guddiga xeer hoosaadka dowlad goboleedka Galmudug .

Kulankaan ayaa  ahaa mid aqoon isweydaarsi waxaana guddoominyay Guddoomiyaha Guddiga Senatar Xasan Faarax Xujaale.

Related posts

Kulan looga hortagayo faafidda cudurka Ebola oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hortagayo faafidda cudurka Ebola oo lagu qabtay Muqdisho

May 22, 2026
Hay’adda SoDMA iyo Bisha Cas ee dowladda Qatar oo daahfuray mashruuca Udxiyada 1447H

Hay’adda SoDMA iyo Bisha Cas ee dowladda Qatar oo daahfuray mashruuca Udxiyada 1447H

May 22, 2026

Guddoomiye ku xigeenka guddiga xeer hoosaadka barlamaanka Galmudug Cabduqaadir Cabduullaahi Axmed. ayaa ka mahadceliyay sida guddiga xeer hoosaadka ay ugala shaqeynayaan sidii kor loogu qaadi lahaa qibradooda ku aadan howlaha xeer-hoosaadka.

“Waxaan uga mahacelineynaa guddiga hoor-hoosaadka golaha aqalka saree e barlamaanka sida ay nagala shaqeynayaan kor uqaadista waayo arragnimada howlaha  horyaala golaha barlamaanka Galmudug,waxaana naga go’an inaan si hufan ula shaqeyno golaha aqalka sare ee dalka ayuu hadalkiisa ku daray Guddoomiye ku xigeenka guddiga xeer hoosaadka barlamaanka Galmudug Cabduqaadir Cabduullaahi Axmed.

Xubnahaan Guddiga xeer -hoosaadka golaha aqalka saree ayaa ka mid ahaa wafdi uu hogaaminayay guddoomiyaha golaha aqalka saree e barlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo magaalada dhuusamareeb uga qeyb-galay furitaankii kala fadhiga 2-aad ee golaha barlamaanka  Galmudug oo 27-bishaan ka furmay dhuusamareeb.

Tags: Guddiga Xeer Hoosaadka Golaha Aqalka Sare Oo Kulan La Qaatay Guddiga Xeer-Hoosaadka Ee Barlamaanka Galmudug+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Deni Oo Magacaabay Xubno Ka Mid Ah Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Iyo Danbiyada Culus

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda +Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda +Sawirro

Kulan looga hortagayo faafidda cudurka Ebola oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hortagayo faafidda cudurka Ebola oo lagu qabtay Muqdisho

May 22, 2026
0

Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada...

Hay’adda SoDMA iyo Bisha Cas ee dowladda Qatar oo daahfuray mashruuca Udxiyada 1447H

Hay’adda SoDMA iyo Bisha Cas ee dowladda Qatar oo daahfuray mashruuca Udxiyada 1447H

May 22, 2026
0

Kaaliyaha Arrimaha Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Safiir Ku-xigeenka Dowladda Qatar Raashid...

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 22, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In