Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Webiga Shabeelle oo markale ku fatahay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Webiga Shabeelle oo markale ku fatahay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada wanla weyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa  ka hadlay saameynta  fatahaado hor leh oo wabiga shabeelle  uu ka sameeyay markii labaad deegaanno iyo tuulooyin hoostaga degmada iyo dhibaatooyinka  ka dhashay  fatahaadda.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Sida laga soo sheegayo deegaanno badan ayaa laga barakacay iyo sidoo kale in biyaha ay qaadeen dalagyo maadaama xilligaan lagu jiro waqtiga beerashada waxaana haatan jirta in dadka deegaanka ay soo wajahday caqabada oo ku xeeran inay ku hanti waayeen .

Gudoomiyaha degmada wanlaweyn  ee gobolka shabeellaha hoose Maxamed Siidow Cabdirraxmaan ayaa sheegay in fatahaaddaan ay aad ugu xoog badantahay fatahaaddii hore wuxuuna ugu baaqay hay,addaha gargaarka ,dowlad goboleedka koofur galbeed  iyo dowladda federaalka Soomaaliya inay la soo gaaraan gargaar deg deg ah.

“Waxaan dowlad goboleedka koofur galbeed iyo dowladda dhexe ka codsaneynaa inay dadkaan dhibaateysan lasoo gaaraan gar gaar bini’aadanimo maadaama ay xaaladoodu aad uliidato ayuu yiri Guddoomiye Maxamed Siidoow.

Tags: Webiga Shabeelle oo markale ku fatahay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose+Sawirro
Previous Post

Madaxweynaha Puntland iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo Muqdisho ku kulmay

Next Post

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in lala dagaalamayo dhaqanada Diinta ka soo horjeedo

Next Post
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in lala dagaalamayo dhaqanada Diinta ka soo horjeedo

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in lala dagaalamayo dhaqanada Diinta ka soo horjeedo

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In