Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo Armenia ku cadaadinayo iney u hoggaansanto heshiiska Xabad joojinta

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Turkiga oo Armenia ku cadaadinayo iney u hoggaansanto heshiiska Xabad joojinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa dhiggiisa Arrimaha dibadda ee dowladda Ruushka Sergei Lavrov, ayaa u sheegay in lagu cadaadiyo Armenia, xabbad joojinta iyo wadda hadaladda nabadeed ee lagu doonayo in xal looga gaaro xiisadda ka taagan Nagorno-Karabakh.

Heshiis xabad joojin ah ayaa laga gaaray xiisadDa ka taagan Nagorno-Karabakh kadib wadda hadalo uu garwadeen ka ahaa Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, looga gol lahaa in lagu hakiyo dagaalka ka socda Nagorno-Karabakh sido kalana ay labadda dhinac isku dhaafsandaan maxaabiista iyo maydadka dadkii ku dhintay dagaalka.

Related posts

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026

Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa si adag u cambaareeyey weerar gantaalo loo adeegsay oo Armenia ay ku qaatay Caasimadda labaad ee Azerbaijan ee Ganja.

Previous Post

Wafdi ka socday Wasaaradda Qorsheynta XFS oo gaaray Badhabo+Sawirro

Next Post

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray Xarunta wasaaradda waxbarashada Galmudug ee Galkacyo+Sawirro

Next Post
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray Xarunta wasaaradda waxbarashada Galmudug ee Galkacyo+Sawirro

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray Xarunta wasaaradda waxbarashada Galmudug ee Galkacyo+Sawirro

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In