Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh kasoo saartay cudurka safmarka ah ee Covid 19 .
Baaritaano ay sameysay shalay ayaa waxaa laga helay 44 qof .
Tirada laga baaray Covid-19, 5tii maalin ee ugu dambeeyay Soomaliya: 2,432
Waxaa Laga Helay: 44
Deegaanada Somaliland: 44
Lab: 34
Dhedig: 10
Waxaa ka Bogsasaday: 19
Dhimasho: 2
Tirada Guud ee Laga Helay: 3,941
Bogsashada Guud: 3,185
Dhimashada Guud: 104