Tuesday, May 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Saddex dumar oo nool oo laga soo badbaadiyay bur burka daar ku duntay dhul giriirkii ka dhacay Turkiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Saddex dumar oo nool oo laga soo badbaadiyay bur burka daar ku duntay dhul giriirkii ka dhacay Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

3 dumar ah ayaa iyaga oo nool laga soo saaray burburka daar ku duntay dhul gariirkii shalay ka dhacay dalka Turkiga

Dumarkan ayaa laga helay magaalada IZMIR oo ah meesha ugu qasaaraha badan, waxaana ay dhismaha ku hoos jireen 10 saacadood.

Related posts

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

May 19, 2026

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya

May 18, 2026

38 gaadiidka gurmadka ah iyo labo diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ayaa gurmadka ka qeyb qaadanaya .

Inta ilaa iyo iminka la ogyahay 27 qof ayaa ku dhintay dhul gariirka waxaana ku dhaawacmay 800

Magaalada sadaxaad ee ugu weyn Turkiga ee IZMIR ayaa ugu qasaaro badan waxaan ku dhintay 25 qof

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha iyo Howlwadeennada Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Mareykanka oo soo furtay muwaadin lagu heystay Waqooyiga Nigeria

Next Post
Mareykanka Oo xaqiijiyay in Ay Dishay Horjooge Ka Tirsan UGUS

Ciidamada Mareykanka oo soo furtay muwaadin lagu heystay Waqooyiga Nigeria

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

May 19, 2026
0

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in ka badan 90 dal oo caalamka ah, ayaa booqasho ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya

May 18, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

.Bayaan ka soo baxay Dowladda oo lagu taageeray Boqortooyada Sacuudiga

May 18, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga iyo saraakiil kale

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga iyo saraakiil kale

May 18, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In