Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka Shabeellaha Hoose.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka sida gaarka ah u tababaran kumaandooska xoogga dalka Danab ka fuliyeen degmada sablaale ee gobolka shabeelada hoose ayay ku qaarijiyeen horjoogihii maleeshiyaadka Al-shabaab uqaabilsanaa jubooyinka iyo toban maleeshiyaad ah oo lasocday.

Ciidanka kumaandooska ayaa ka war hayay in habeenimadii sabtida uu horjoogaha iyo maleeshiyaad la socday soo gaareen Sablaale ayaaa howlgal qorsheeysan kafuliyay degmadaasi iyagoona ugu galay gurigii ay ka joogeen Sablaale islmarkaasna goobtii ku wada toogtay horjoogaha iyo tobankii maleeshiyaad ahaa ee la socday.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026

Horjoogaha ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska xoogga khaarijiyeen ayaa lagu magacaabaa (Mucaad dheere) kaasi oo al-shabaab uqaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan welaayaadka jubooyinka ama gobolada jubooyinka sida uu kusoo waramayo Wariyaha Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida Maxamed Cabdulaahi Cabdiraxmaan Shilaawe oo la socday ciidanka howlglka ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeelada Hoose.

Ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka ayaa kordhiyay howlgalada qorsheeysan ee lagu beegsanaayo horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.

Previous Post

Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta khudbadahooda jeedinaya

Next Post

Golaha Wasiirrada oo ka hadlay qodobo muhiim u ah waxqabadka Xukuumadda.

Next Post
Golaha Wasiirrada oo ka hadlay qodobo muhiim u ah waxqabadka Xukuumadda.

Golaha Wasiirrada oo ka hadlay qodobo muhiim u ah waxqabadka Xukuumadda.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In