Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka itoobiya oo ansixiyay in xasaanadda laga qaado 39 qof oo ka tirsan Maamulka Tigreega

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka itoobiya oo ansixiyay in xasaanadda laga qaado 39 qof oo ka tirsan Maamulka Tigreega
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamaanka itoobiya ayaa maanta waxa ay ansixiyeen ama  meel mariyeen Go,aan xasaanada looga qaadayo 39 qof oo ka tirsan maamulka tigreega iyo dad la shaqeeya.

Go,aankaan uu baarlamaanka ka dalbaday xeer ilaaliyaha guud ayaa u jeedkiisu yahay  in danbi lagu qaadi karo masuuliyiintaan oo maxkamad la keeni karo.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Xubnaha xasaanadda lagala laabano  waxaa ugu magac dheer Madaxweynaha Ismaamulka tigreega iyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada dalkaasi.

Sidoo kale  Shaqsiyaadkaan ayaa loo heystaa inay noqdeen falaago dowlada ka soo horjeeda iyo inay weerareen ciidanka difaaca qaranka iyo danbiyo kale

Previous Post

Safaarada Sacuudiga ee Magaalada Hague ee Dalka Holland oo la Rasaaseeyay

Next Post

QM iyo Dowladda Suudaan oo iska kaashanaaya ugargaarida dadka kasoo cararay Colaada Itoobiya.

Next Post
QM iyo Dowladda Suudaan oo iska kaashanaaya ugargaarida dadka kasoo cararay Colaada Itoobiya.

QM iyo Dowladda Suudaan oo iska kaashanaaya ugargaarida dadka kasoo cararay Colaada Itoobiya.

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In