Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Ethiopia oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay rag lala xiriirinayo argagaxisada Al-Shabaab iyo Daacish

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Afrika, Caalamka, Wararka
0
Ethiopia oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay rag lala xiriirinayo argagaxisada Al-Shabaab iyo Daacish
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ethiopia ayaa sheegtay in ay qabatay xubno ka tirsan kooxaha argagaxisada Al-Shabaab iyo Daacish, kuwaas oo ku sugnaa gudaha Ethiopia .

Laamaha amaanka iyo sirdoonka Ethiopia oo iskaashanaya ayaa sheegay in ay xireen 14 xubnood oo qorsheynayay weeraro ka dhaca Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia.

Related posts

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026

Kooxahan ayaa sidoo kale la sheegay in ay qoranayeen dad u shaqeeya oo weerarada u fuliya.

Dadka la qabtay waxaa ka mid ah Abdul Abdi Jemal  oo la sheegay in uu ka tirsan yahay kooxda Al-Shabaab kaas oo dhawaanta soo galay magaalada Addis Ababa

Xubnaha kale ee la xiray waxaa ka mid ah Abdrohman Aden Abubeker, Muktar Gab Gosa, Gama Direye Abdi, Shiek Ahmed Nur Mohammed Ousman, Kusow Aden Hussien, Mohammed Hassen Aden Oumer iyo  Redwan Muhad.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo xarigga ka jartay dhismaha safaaradda Soomaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay

Next Post

Hay’adda Culumada Al-Bayaan oo kulan wacyigelin ah u qabatay Safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaalida ee Konfur Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Hay’adda Culumada Al-Bayaan oo kulan wacyigelin ah u qabatay Safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaalida ee Konfur Afrika “SAWIRRO”

Hay’adda Culumada Al-Bayaan oo kulan wacyigelin ah u qabatay Safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaalida ee Konfur Afrika “SAWIRRO”

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka JFS, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Islamabad ee dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In