Tuesday, November 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruuca Dhismaha Waddo Xariirisa Magaalooyinka Gaalkacyo Iyo Hobyo ee Gobolka Mudug oo meel fiican marayo (SAWIRRO).

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Mashruuca Dhismaha Waddo Xariirisa Magaalooyinka Gaalkacyo Iyo Hobyo ee Gobolka Mudug oo meel fiican marayo (SAWIRRO).
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruuca isku tashiga dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka galkacyo iyo hobyo ayaa haatan maraya meel fiican taasna waa mid muujinya sida uu u mira dhali karo haddii la helo iska kaashi bulsho.

Dr Maxamed Cabdi Axmed oo ka mida howl wadeenada gudiga gob ayaa warbaahinta qaranka uga waramay halka uu marayo dhismaha wadadaasi iyo mar xaladihii kala duwaana isagoona xusay in haatan uu meel gabo gabo ah marayo loona baahan yahay in xoogga la saaro dhameystirkeeda.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysy goโ€™aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska (UNSOS)

November 16, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

November 16, 2026

Ugaas farxaan Maxamed dhoore oo ka mida qurba joogta soomaaliyeed ee ku nool dalka swedan isla markaana ka qeyb qaatay iskaashiga dhismaha wadadaasi ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay halka maanta ay mareeyso kadib kormeer isaga iyo gamacsato soomaaliyeed oo uu ka mid ahaa Ganacsade Cumar Cali hilowle ay ku sameeyee. Ilaa 100 km oo ka mida 160 km oo lagu guuleeystay in lagu dhiso awooda shacab iyadoo aysan maalgalin wax dowlad ama hayโ€™addo kale.

Mashruuca dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka galkacyo iyo hobyo ayaa ah mashruuc isku tashi oo baaxad weyn isla markaana tusaale fiican u noqan kara in bulshada soomaaliyeed ay isku tashi wax ku qabsan karaan.

ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post

Xog dheeraad ah ayaa ka soo baxayso Weerarkii Gantaalada ee lagu qaaday magaalada Asmara ee Caasimada Eritrea.

Next Post
Xog dheeraad ah ayaa ka soo baxayso Weerarkii Gantaalada ee lagu qaaday magaalada Asmara ee Caasimada Eritrea.

Xog dheeraad ah ayaa ka soo baxayso Weerarkii Gantaalada ee lagu qaaday magaalada Asmara ee Caasimada Eritrea.

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysy goโ€™aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska (UNSOS)

November 16, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweyneysaa goโ€™aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

November 16, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ka...

SoDMA OO GARGAAR AAN CUNNADA AHAYN U QAYBISAY QOYSASKA BARAKACAYAASHA AH EE BAYDHABO

SoDMA OO GARGAAR AAN CUNNADA AHAYN U QAYBISAY QOYSASKA BARAKACAYAASHA AH EE BAYDHABO

November 16, 2026
0

Heyโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka bixisay agabka aan cunnada ahayn (NFIs),...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

November 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In