Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Qoor-qoor oo khudbad ka jeediyay shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo caalamka.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Qoor-qoor oo khudbad ka jeediyay shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo caalamka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo habka Foggaan aragga kaga qaybgalay Shirkii 5aad ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka ayaa ka jeediyey khubad muhiim ah oo khusaysa dhinacyada badan oo ay ka mid-yahiin dib u heshiisiinta, Doorashooyinka iyo Amniga.

Madaxweyne Qoor-qoor  ayaa tilmaamay in Madashaan muhiimad gaar ah u leedahay ummadda Soomaaliyeed isagoona ku booriyay dhamaan masuuliyiinta iney laban-laabaan dadaalka loogu jiro xoojinta midnimada, wadajirka, wada-tashiga,isku tanaasulka umadda Soomaaliyeed, si loo ilaaliyo mustaqbalka jiilka soo socda iyo sidii dhidibbada loogu aasi lahaa dowlad waarta.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Sidookale waxa uu sheegay in Galmudug qaadanayso kaalinta kaga aadan si loo yareeyo culeysyada doorashooyinka.

“Galmudug waxa ka go’an taabbagelinta heshiisyadii Dhuusamareeb (1,2,3) iyo dhameystirkii heshiiska oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, Waxaan aaminsanahay in natiijada siyaasad xasiloon ay ka dhalan karto bulsho midaysan, walaalo ah, gacmaha is heysta oo ku dhaqmaya sharci iyo dastuur dameystiran ayuu yir”.

Madaxweyne Qoor-qoor ayaa timaamay in ay Galmudug diyaar u tahay in qeyb weyn ka qaadanto dib u dhiska dalka, xasilinta siyaasadda, sugidda amniga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka.

Previous Post

Wasiirka Haweenka oo Maanta Khubad ka Jeedisay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka

Next Post

Shirka dib u eegista mashruuca Biyoole oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Next Post
Shirka dib u eegista mashruuca Biyoole oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Shirka dib u eegista mashruuca Biyoole oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In