Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruuc loogu magacdaray Marwo Caafimaad oo laga daah furay Xuddur iyo Waajid “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Mashruuc loogu magacdaray Marwo Caafimaad oo laga daah furay Xuddur iyo Waajid “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruuc loogu magacdarey Marwo Caafimaad oo lagu daryeelayo Hooyada iyo Dhalaanka ayaa maanta laga daahfurey magaalooyinka Xuddur iyo Waajid ee gobolka Bakool.

Kulankaan oo si wadajir  ah ay u yeesheen xubno ka socday Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Wasaaradda  Maaliyada Mamulka  Gobalka Bakool iyo kan Degmada Xuddur waxa lagu daahfurey mashruuc loogu magacdaray Marwo Caafimaad, kaasoo ujeedkiisu yahay ka war qabka iyo wacyigelinta hooyada iyo dhallaanka oo aan goobaha caafimaadka soo booqan, si hooyaha iyo dhallaanka marwalbo u helaan baxnaano joogto ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mashruucaan maanta wajigiisii koowaad laga daahfurey Xuddur iyo Waajid ee Gobolka Bakool ayaa bilaaban doono horaanta sanadka soo socda ee 2021.

Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Gobalka Bakool Mustaf Maxamed Axmed ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo helidda adeegan caafimaad.

Guddoomiye kuxigeenka Degmada Xuddur Mustaf Aadan Aadan  ahna kusimaha Goddomiyaha Degmada Xuddur ayaa uga mahadceliyey Wasaaradaha iyo hay’adaha iska kaashanaya marshruucaan loogu magac daray MARWO CAAFIMAAD

Mashruca MARWO CAAFIMAAD  hadii sida loogu talagaley u dhaqan galo waxa muhiimad gaar ah uu u lahaan doonaa Hooyooyinka uurka leh  ee aan ku dhalin goobaha Caafimaadka

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay agab caafimaad “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay agab caafimaad “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay agab caafimaad “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In