Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay agab caafimaad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay agab caafimaad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gargaarka caafimaad oo isugu jira agab iyo dawooyin oo ah deeq ka timid dowladda Federaalka Soomaaliya  si loo gaarsiiyo isbitaalada Degmooyinka Galmudug ayaa waxaana Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb kula wareegay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug mudane Cabdiwali Maxamed Axmed oo Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya kaga mahadceliyey sida ay ugasoo jawaabtay codsiyo ay horey u dirsadeen.

Sidoo kale Agaasimaha ayaa balan qaadey in dawooyinkan iyo agabka caafimaad la gaarsiin doono isbitaalada baahiyaha uqaba ee degmooyinka Galmudug, si loola tacaalo bukaanada gargaarka u baahan ee booqanaya xarumaha Caafimaadka, gaar ahaan in la tayeeyo isbitaalada iyo shaqaalaha heeganka ugu jira la tacaalidda xanuunka COVID-19.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaa waajin nagu noqotay inaan gaarsiino adeegan xarumaha kala duwan, waana uga mahadcelineynaa dowladda Federaalka Soomaaliya sida ay noo garab taaganyihiin, waxaana naga go’an inaan bulshada u baahan la gaarsiiyo deeqdan” ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug mudane Cabdiwali Maxamed Axmed.

Previous Post

Mashruuc loogu magacdaray Marwo Caafimaad oo laga daah furay Xuddur iyo Waajid “SAWIRRO”

Next Post

Dhallinyaro u istaagay dib u soo celinta bilicda Gaalkacyo oo bilaabay howlo isxilqaan ah “SAWIRRO”

Next Post
Dhallinyaro u istaagay dib u soo celinta bilicda Gaalkacyo oo bilaabay howlo isxilqaan ah “SAWIRRO”

Dhallinyaro u istaagay dib u soo celinta bilicda Gaalkacyo oo bilaabay howlo isxilqaan ah “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In