Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Puntland iyo Jubaland oo magacaabay guddiga doorashada dadban ee heer dowlad goboleed

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Puntland iyo Jubaland oo magacaabay guddiga doorashada dadban ee heer dowlad goboleed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo dhankooda uu ku harsanaa soo Magacaabista Guddiyada doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ayaa ugu dambeyn at xalay Saqdii Dhexe ku dhawaaqeen Guddiyadooda doorashada.

Guddiyada ay labada Maamul Magacaabeen ayaa ka kooban min 8 Xubnood, kuwaas oo lagu biirin doono min Saddex Xubnood oo ka socda dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana Xubnaha Puntland ay soo Magacaawday ay kala yihiin.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

August 23, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026

1 Cabdikariim Muuse Maxamuud
2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3 Axmed Cabdi Maxamuud
4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5 Caydaruus Axmed Faarax
6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7 Farxiya Xuseen Maxamuud
8 Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Dhinaca kale dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhankooda waxaa ay soo Magacaabeen 8 xubnood oo ah guddiga doorashooyinka Heer Dowlad goboleed, kuwaas oo lagu dari doono Saddex Xubnood oo ka socda dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana ay kala yihiin.

1: Siyaad Maxamed Mursal

2: Axmed Maxamuud Cumar

3: axmed Cabdi Nuur

4:  Samsam Faarax Nuur

5:  Maxamed Cusmaan Gaab

6: Ibraahim Aadan Ibraahim

7: Axmed Yuusuf Maxamed

8: Abuukar Nuur Cabdi

Guddiga doorashooyinka ay horay u Magacaawday dowladda Soomaaliya ayaa waxaa kasoo horjeestay Puntland iyo Jubbaland iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, hayeeshee ugu dambeyn Puntland iyo Jubbaland dhankooda ay soo Magacaabeen guddiyada doorashada Heer Dowlad Goboleed.

Previous Post

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo bayaan ka soo saaray Doorashooyinka Dalka

Next Post

Ururka Jaamacadda oo ku baaqay kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha waddamada Carabta iyo Falastiin

Next Post
Ururka Jaamacadda oo ku baaqay kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha waddamada Carabta iyo Falastiin

Ururka Jaamacadda oo ku baaqay kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha waddamada Carabta iyo Falastiin

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta, oo tababar...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire...

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha...

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In