Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Wasaaradda arrimaha gudaha Tunisia oo qabatay tahariibaal u socday Talyaaniga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
Wasaaradda arrimaha gudaha Tunisia oo qabatay tahariibaal u socday Talyaaniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia oo sameysay howl gal looga hortegayo falalka tahriibinta ayaa soo qabatay 87 qof, kuwaas oo qorsheynayay inay u safraan  dalka Talyaaniga.

Wasaaradda ayaa sheegtay in ciidmaada ilaalada xeebaha ee dalkaas ku guuleysteen inay ka hor tagaan falal sharci darra ah, kuwaas oo qorsheysnaa inay tahriibiyaan dad badan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in 45 qof oo ka mid ah dadka lasoo qabtay ay heystaan  dhalashooyin kala duwan ee dalalka Afrikaanka ah, halka 8 qof aya yihiin muwaadiniin Tuunis u dhashay.

Bayaanka ayaa intaas ku daray in dadka lasoo qabtay ay jiraan dad aan wali la ogaanin halka ay ka soo jeedaan, waxaana ku socda baaritaan dheeraad ah.

Ciimdada Ilaalada badda ee dalka Tunisia ayaa sidoo kale qabtay doonyo dadka lagu tahriibiyo iyo lacago badan.

Dadka tahriibayaasha ah ee soo gaaray Tuunis 2020, waxaa lagu qiyaasaay dad kor u dhaafaya 8 kun oo qof, kuwaasi oo doonaya inay dalkaasi uga sii gudbaan dalalka Yurub.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Next Post

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay gobolka Baay

Next Post

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay gobolka Baay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
0

War-saxaafadeed: Ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa (NACS - 2026–2030).  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In