Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee kusugan Gobolka Shabeelaha hoose.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda gobolka Jubbada Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Laba katirsan maleeshiyaadka waxa ay ugu yeelay al-shabaab amniyaadka oo kooxaha fuliya dilalka qorsheeysan ee ay labeegsadaan shacabka Soomaaliyeed ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed gaarahaan ururka 14-aad ee guutada 14-ka oktoobeer xds ee kusugan magaalada marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose.

Isaaq Cumar Ibraahim, iyo Qaasim Cabdulaahi Cali ayaa markii ay u adkeeysan waayeen nolosha adag ee al-shabaab iyo dhagarta shacabka ay u maleegaan iyo howlgalada ciidanka xoogga dalka ee gobolkaasi shabeelaha hoose ay kawadaan oo isbiirsaday ayay go’aansadeen inay isku soo dhiibaan ciidanka xooggad dalka xoogga dalka kana soo baxsadaan argagixisada

Related posts

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

July 13, 2026
Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

July 13, 2026

Taliyaha ururka 14-aad guutada 14-ka oktoobar xds Gaashaanle Cabduqaadir Maxamed Muunye ayaa labada maleeshiyaadka al-shabaab kasoo baxsaday uga hortagay degaanka shalaanbood isagoona halkaasi kasoo kaxeeyay.

Previous Post

Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo ka dhacay dalka Equatorial Guinea

Next Post

Guddiga Soomaaliya u xil saartay Dacwadda Badda oo ku sii jeeda magaalada Hague

Next Post
Guddiga Soomaaliya u xil saartay Dacwadda Badda oo ku sii jeeda magaalada Hague

Guddiga Soomaaliya u xil saartay Dacwadda Badda oo ku sii jeeda magaalada Hague

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

July 13, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadday qeybinta deeq gargaar...

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

July 13, 2026
0

Muqdisho - 13, luulyo, 2026: Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay...

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

July 13, 2026
0

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in hoos loo dhigo Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In