Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Qaran ee xakameynta laba-kacleynta Covid19 oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Qaran ee xakameynta laba-kacleynta Covid19 oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Qaran ee xakameynta laba-kacleynta Covid19 oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa markale ku celiyay muhiimada ay leeyahay in dhammaan dadka Soomaaliyeed la gaarsiiyo wacyigalinta covid-19 maadaama uu dalka si xowli ah ugu sii faafayo.

Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Abiirkar Nuur ayaa ka warbixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19 ee laga diiwaan geliyey guud ahaan dalka.

Related posts

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026

Wasiirka gargaarka iyo maareyntya Musiibooyinka Khaqiijo Maxamed Diiriye  ayaa sheegtay in 1 bilyan oo maaska af xirashada laga qeybin doono magaalada Muqdisho maadaama qiimahiisu oo kor u kacay.

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta dowlada Soomaaliya Wasiir Cumar Cali Rooble ayaa ku booriyay culimadda gaar ahaan masaajida in laga dhaqan geliyo tusaalooyinka caafimadka ee looga hortagayo covid-19.

Wasiirka Warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe ayaa isna ku celiyay in la qaato fariimaha bahda caafimaadka si loo xakeeyo cudurkaan dhibaatada ba,an ku haya dalka.

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumaer Finish) ayaa isna sheegay in 15-ka bishaan kadib cidii aan qaadan talooyinka caafimadka lagu ganaaxi doono isla markaana ay tahay amar dowladeed.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo faray Shacabka caasimadda in ay u dhega nugaalaadaan fariimaha caafimaadka+Sawirro

Next Post

QM oo Haweenka Soomaaliyeed ku bogaadisay kaalintooda ku aadan Nabadda iyo horumarka

Next Post
QM oo Haweenka Soomaaliyeed ku bogaadisay kaalintooda ku aadan Nabadda iyo horumarka

QM oo Haweenka Soomaaliyeed ku bogaadisay kaalintooda ku aadan Nabadda iyo horumarka

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In