Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada koowaad ee dalka oo ugu hambalyeysay haweenka Soomaaliyeed maalinta caalamiga ah ee 8-da Maarso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Marwada koowaad ee dalka oo ugu hambalyeysay haweenka Soomaaliyeed maalinta caalamiga ah ee 8-da Maarso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim

Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay maalinta Caalamiga ah ee 8-da Maarso ayaa tilmaamtay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo doorka Haweenku ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hoggaaminta arrimaha bulshada, maadaama ay ku tilmaaman yihiin hufnaan iyo dhabar adeyga.

Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa la wadaagtay haweenka Soomaaliyeed farriin ku saabsan xoojinta doorka ay ku leeyihiin dib u dhiska dowladnimada, adkeynta midnimada, dib u heshiisiinta iyo horumarka caafimaadka iyo dhaqaalaha ee xanuunka safmar ee COVID19, waxa ayna ku bogaadisay dadaalkooda joogtada ah iyo sida ay uga go’an tahay horumarinta dalka.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

“Waxaan Haweenka Soomaaliyeed ee qiimaha badan la wadaagaya hambalyada Maalintan qiimaha badan ee u gaarka ah haweenka adduunka. Sanadkan waxaan dhiirigelinayaa ka qaybgalka doorka haweenka ee ka hortagga cudurkan COVID19. Haweenku waa adalka iyo saldhigga bulshada waxaana dareensanahay in ay door laxaad leh ka qaadan karaan haweenku la dagaalanka cudurkan saf marka ah, aan dedaalkeena u badan ku bixino sidii aan ula dagaalami lahayn Cudurkan. Waxaan tacsi u dirayaa guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee uu inaga galaaftay. Ugu danbayn waxaan rabaa in aan idin la wadaago sida ay iiga go’an tahay hirgelinta qorsheyaasha lagu horumarinayo doorka haweenka ee dowlad-dhiska, siyaasadda, dhaqaalaha iyo caafimaadka”.

Marwada Koowaad ee dalka ayaa ku dhiirrigelisay haweenka dhakhaatiirta ah sii ambaqaadidda shaqada wadaniga ah ee ay u hayan shacabka Soomaaliyeed, iyadoo Alle u weydiisay Jannatul firdowsa dhammaan dadkii Soomaaliyeed ee u geeriyooday Cudurka COVID19 iyo Hooyooyinkii ay argagixisada Alshabaab u beegsadeen u shaqeynta qarankooda.

Previous Post

R/wasaare ku-xigeenka dalka oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan Difaaca Badda+Sawirro

Next Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo haweenka ugu hambalyeeyay xuska maalinta caalamiga ah ee 8 Maarso

Next Post
Ra’iisul wasaare Rooble oo haweenka ugu hambalyeeyay xuska maalinta caalamiga ah ee  8 Maarso

Ra’iisul wasaare Rooble oo haweenka ugu hambalyeeyay xuska maalinta caalamiga ah ee 8 Maarso

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In