Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Dhakhaatiirta Turkiga: “waxa ka socda dalka waa Dil wadareed”

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ururka Dhakhaatiirta Turkiga: “waxa ka socda dalka waa Dil wadareed”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midawga dhaqatiirta Turkiga ayaa ka codsaday dowladda inay adkeyso la dagaallanka cudurka Covid-19, iyadoo la raacayo tallaabooyin ay ka mid yihiin xaddidaadda isu imaatinka dadka, iyaga oo intaa ku daray in dowladdu aysan awood u lahayn inay maareyso faafida cudurkan , waxayna ku sifeeyeen xaaladaha hadda ka jira gudaha Turkiga “dilka wadareed”

Tirada dadka ugeeriyooday Covid 19, ayaa kordhay tan iyo bishii la soo dhaafay ka dib markii Ankara ay ku dhawaaqday inay si tartiib tartiib ah u soo celineeyso Noolasha caadiga ah ee Bulshada.

Related posts

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026

Turkiga ayaa diiwaan galiyay 29,081 kiis oo cusub jimcihii, taas oo ku dhow heerkii ugu sareeyay ee uu gaaro  xanuunkan intii lagu jiray sanadkan.

Wasiirka caafimaadka Turkiga Fakhruddiin Khuja ayaa khamiistii sheegay in aafada cudurkan la xakameyn doono dhamaadka bilaha soo socda ee May ama June, isaga oo Carrabka ku adkeeyay in  ay muhiim tahay  xirashada Af daboolka iyo kala fogaanshaha bulshada.

Ururka Dhakhaatiirta Turkiga (TTB) ayaa sheegay in dowlada aysan awood u laheyn maareynta aafadan waxaana xuseen in xaaladaha hada ka jira wadankan anan indha laga dadban Karin maaddaama kororka xanuunkan uu sii socdo.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post

Faransiiska oo lagu eedeeyay in uu mas’uul ka ahaa xasuuqii Rwanda

Next Post
Faransiiska oo lagu eedeeyay in uu mas’uul ka ahaa xasuuqii Rwanda

Faransiiska oo lagu eedeeyay in uu mas’uul ka ahaa xasuuqii Rwanda

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In