Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawladda Sacuudiga oo u diyaar garoowday Cumrada

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Dawladda Sacuudiga oo u diyaar garoowday Cumrada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qiyaastii 1,200 oo Hoteel oo ku yaalla magaalada Makka ayaa isu diyaarinaya soo dhaweeynta martida dooneysa in maalmo ka mid ah bisha barakaysan ee Ramadaan ay tagaan halkaas si ay usoo Cumreystaan.

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Qaranka ee Xajka & Cumrada iyo xubno ka tirsan Guddiga Hoteelada magaalada Makka ayaa warbaahinta u sheegay in ay diyaariyeen hanaan waafaqsan badqabka bulshada inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026

Guddigan ayaa sheegay in ay diyaariyeen Hoteello, gaadiidka, maqaayado, iyo Shaqaale ka adeegaya Cumrada  inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, waxayna intaa ku dareen in ay u talo galeen ku dhowaad saddex bilyan oo Riyaal, 1,200 Hoteel oo ay kuyalaan 270,000 oo qol.

Guddoomiye  ku xigeenka Gudiga Qaranka ee Xajka iyo Cumrada ayaa Carrabka ku adkeeyay in Hoteeladan ay ka go’antahay inay hirgaliyaan shuruudaha caafimaadka iyo nadaafadda, iyaga oo adeegsanaya tallaabooyin taxaddar leh oo ku saabsan kala dheereynta dadka.

Previous Post

Golaha Shacabka oo ansixiyay labo xubnood oo ka mid noqtay Guddiga Madaxa Banaan ee Xudduudaha iyo Federaalka

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar la xiriira tallaalka COVID-19 u furtay shaqaale Caafimaad “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar la xiriira tallaalka COVID-19 u furtay shaqaale Caafimaad “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar la xiriira tallaalka COVID-19 u furtay shaqaale Caafimaad "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
0

Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

August 11, 2026
0

Taliyaha Qaybta 1-aad ee Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Gorgor Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/sare Saahid Jaamac Faarax...

NISA oo fashilisay qorshe ay Khawaarijtu ku doonayeen inay ku waxyeelleeyaan shacabka

NISA oo fashilisay qorshe ay Khawaarijtu ku doonayeen inay ku waxyeelleeyaan shacabka

August 11, 2026
0

Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ka fuliyeen inta u dhexeysa Kabtan Naas iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In