Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boqolaal Falastiiniyiin ah oo ay wax yeello ka soo gaartay iska hor imaadyo ka dhacay magaalada Gaza  

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Boqolaal Falastiiniyiin ah oo ay wax yeello ka soo gaartay iska hor imaadyo ka dhacay magaalada Gaza  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaaladda wararka Turkiga Anadolu Agency, oo soo xiganeysa dad goobjoogayaal ah iyo ila wareedyo amni ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil, ay laba duullaan ku qaadeen dhul beereed ku yaalla aagga Madaarka Gaza.

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa sida la xaqiijiyay laba gantaal ku garaacay gooba ay shegeen in ay ahayeen bartilmaameedkooda, kuwaa oo ku yaalla degaanka Jabal Al-Riis, oo dhaca waqooyi-bari ee magaalada Gaza.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Ciidanka Yahuuda, ayaa fiidnimadii xalay shaaciyay in ay ku soo dhaceen gantaallo, laga soo tuuray Marinka Gaza, Waxayna bayaan ku sheegay in nidaamka riddada-gaaban ee anti-missile system-ka uu qabtay mid kamid ah gantaallada, halka laba kalana ay ku dhaceen meel u dhow xayndaabka kala qaybiya Israa’iil iyo Falastiiniyiinta.

Saacadahii hore ee Saakay ayay ciidanka Israa’iil weerar ku qadeen qeybo kamid ah Marinka Gaza, iyaga oo sheegaya in markale weeraro gantaallo ah lagu soo qaaday, waxaana la sheegay in halkaas uu dagaal ku dhex maray xooggaga wax iska caabinta Falastiin iyo ciidanka Israa’iil, halkaa ayaa  sida la xaqiijiyay waxaa ka dhashay dhaawacyo soo gaaray boqolaal Falastiiniyiin ah, kuwaa oo sida la sheegay badankood neef qabatoobay kadib markii loo adeegsaday waxyaabo sun ah.

Previous Post

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Next Post

Faransiiska oo baaraya dil loo geystay Gabar katirsan Booliis

Next Post
Faransiiska oo baaraya dil loo geystay Gabar katirsan Booliis

Faransiiska oo baaraya dil loo geystay Gabar katirsan Booliis

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In