Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin kala duwan oo kormeeray dhismaha Xabsi laga hirgelinayo Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin kala duwan oo kormeeray dhismaha Xabsi laga hirgelinayo Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka socday Hay’addaha Garsoorka Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo Saraakiil ka socatay laamaha Amniga Heer Federaal ee ka howlgallaa Galmudug ayaa si wadajir ah kormeeray dhismaha Xabsiga Weyn ee laga dhisayo duleedka magaalada Gaalkacyo.

Masuuliyiinta oo ay ka mid ahaayeen Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Qeybtooda Galmudug Gaashaanle Sare Cabdullaahi Maxamed Muuse Keyse, Taliye Xigeenka Qeybta Booliska Gobalka Mudug Gaashaanle Maxamed Xasan Warsame, Guddoomiyaha Maxakamada gobalka Mudug Abuukaate Cabdirisaaq Cali Yuusuf ayaa intii ay kormeerkooda ku guda jireen waxa ay qeyb qeyb u kormeereen dhismaha Xabsiga hirgalintiisu ay haatan gaba gabada ku dhowdahay, iyagoo waxbixxinno ka dhageysatay Mas’uuliyiinta shirkadda ee wada dhismaha Xabsiga, kuwaas oo sheegay in muddo dhow lasoo gaba gabeeyn doono Dhismaha Xabsiga.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gaashaanle Sare Cabdullaahi Maxamed Muuse Keyse Xeer Ilaaliyaha Maxakamada Cidamada Qalabjka Sida oo kormeerka kaddib la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xusay in baahida weyn loo qabo dhismaha Xabsiga marka loo eego dambiyada ugu badan ee ka dhaca deegaannada Galmudug.

Taliye Kuxigeenkiisa Qeybta Booliska Gobalka Mudug Gaashaanle Maxamed Xasan Warsame iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Mudug ayaa bogaadiyay dardar gelinta dhismaha Xabsiga oo ay tilmaameen in baahi Weyn loo qabo.

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo burburiyay goobo argagixisada ku diyaarin jireen qaraxyo+Sawirro

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo beri yeelana shir gaar ah

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo beri yeelana shir gaar ah

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo beri yeelana shir gaar ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In