Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roob saacadihii ugu dambeeyay ka da’ay Gaalkacyo oo saameeyay bulshada “SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Roob saacadihii ugu dambeeyay ka da’ay Gaalkacyo oo saameeyay bulshada “SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobkaan oo ahaa mid aad u xooggan ayaa saacadihii u dambeeyay ka da’ay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Goblalka Mudug iyo Deegaannada ku xeeran, kaas oo ahaa mid Dadka iyo duunyadu ay ku diirsadeen.

Roobka oo socday muddo saacado ah ayaa dhinaca kale waxa uu saameeyn ku yeeshay isku socodka qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, kadib markii daadadkii ka dhashay ay sababeen inay xirmaan waddooyin badan oo ku yaala xaafadaha magaalada Gaalkacyo, maadaama magaaladu aysan laheyn biyo mareeno loogu talagalay inay ka gudbaan biyaha mararka ay Roobabku Da’aan, Taasna waxay keentay daadadka Ka dhasha Robabku ay barakiciyaan Qoysas badan.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka mid ah goobaha uu saameeyay roobka, iyadoo dadku ay ka baranayeen daadka dartiis, halka kuwa kalana ay ku guda jireen sidiii ay guryahooda uga saari lahaayeen biyaha ku soo rogmaday, iyagoo isticmaalya Matooro biyaha ay kaga soo bixinayeen biyaha guryahooda ku Rogmaday.

Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa kal hore u balann qaaday in ay wax ka qaban doonaan dhibaatooyinka ka dhasha daadadka roobku sababo inkasta oo aan weli arrintaas waxba laga qaban.

Previous Post

Mareykanka iyo Midowga Yurub oo soo dhaweeyey go’aanka Baarlamaanka Sooomaaliya

Next Post

Ciidamada Mareykanka oo 20 sano kadib  maanta bilaabeen inay ka baxaan Afghanistan

Next Post
Ciidamada Mareykanka oo 20 sano kadib  maanta bilaabeen inay ka baxaan Afghanistan

Ciidamada Mareykanka oo 20 sano kadib  maanta bilaabeen inay ka baxaan Afghanistan

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In