Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Mareykanka oo 20 sano kadib  maanta bilaabeen inay ka baxaan Afghanistan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Mareykanka oo 20 sano kadib  maanta bilaabeen inay ka baxaan Afghanistan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mareykanka  ayaa maanta oo Sabti ah,  bilaabay inuu ciidamadiisa kala baxo Afghanistan, kadib markii uu horay ugu dhawaaqay arrinka ka bixitaanka Madaxweynaha Mareykanka  Joe Biden,  taasi oo qeyb ka ah dib u dejinta mudnaanta Wasaaradda Difaaca Mareykanka.

Warbaahinta  Afghanistan oo soo xiganaya sarkaal ka tirsan Wasaaradda Difaaca Afgaanistaan, ayaa sheegay  inay socoto howsha ku wareejinta  Ciidamada Dowladda, saldhigyadii Mareykanka ay ku lahayeen Afghanistan.​

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

14-kii Bishii Abriil, ayay aheed markii madaxweyne Joe Biden uu ku dhawaaqay in gebi ahaanba ciidammada dalkiisa uu kala baxayo Afghanistan, si loo soo afjaro dagaalkii ugu dheeraa ee Mareykanka uu galo, balse waa haddii ka bixitaanka Ciidamada la dhammaystiro sannad-guurada 20aad ee weerarkii 11-kii Sebtember. ​

Lataliyaha Amniga Qaranka ee Mareykanka, Jake Sullivan, ayaa sheegay in go’aanka ka bixitaanka Afghanistan ee Ciidamada Mareykanka,  la qaatay iyadoo lala kaashanayo dhamaan xulafada Washington.

Previous Post

Roob saacadihii ugu dambeeyay ka da’ay Gaalkacyo oo saameeyay bulshada “SAWIRRO

Next Post

Wafdi uu horkacayo ergayga Qatar ee Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu horkacayo ergayga Qatar ee Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Wafdi uu horkacayo ergayga Qatar ee Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In