Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gobolka Banaadir oo ka tacsiyadeeyay Geeridii Guddoomiyihii Garasbaaleey

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Gobolka Banaadir oo ka tacsiyadeeyay Geeridii Guddoomiyihii Garasbaaleey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu ka Tacsiyeenayaa geerida ku timid Allaha u Naxriisto Guddoomiyaha Deegaanka Garasbaaley ee Gobolka Banaadir Marxuum Abdirahman Ahmed Ali Garyare.

Guddoomiye Garyare iyo labo ka mid ah ilaaladiisa ayaa lala eegtay Qarax Miino xilli ay kasoo baxeen Salaada Jimcaha.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu Tacsi u dirayaan Dhamaan Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo Bulshada Deegaanka Garasbaaley ee uu ka baxay Marxuumka.

AUN Abdirahman Ahmed Ali Garyare, Waxa uu ahaa Mas’uul dadaal badan kusoo bixiyay sidii uu ugu shaqeyn lahaa Bulshada Gobolka Banaadir gaar ahaan shacabka Deegaanka Garasbaaley, Waxaana Eebe ugu baryeynaa in janadda Fardowso Allaha ka waraabiyo dhamaanteenna Samir iyo Iimaan Allaha naga siiyo.

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Tags: Gobolka Banaadir oo ka tacsiyadeeyay Geeridii Guddoomiyihii Garasbaaleey
Previous Post

Guddoomiyihii Deegaanka Garasbaaleey oo qarax lagu dilay

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada Allaha u naxariisto Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaleey “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada Allaha u naxariisto Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaleey “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada Allaha u naxariisto Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaleey "SAWIRRO"

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In