Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ku qabatay shirka Ansixinta Siyaasadda Qaran ee fidinta Beeraha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ku qabatay shirka Ansixinta Siyaasadda Qaran ee fidinta Beeraha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2021 ku qabatay magaalada Muqdisho shirka Ansixinta Siyaasadda Qaran ee fidinta Beeraha oo ay ka qeyb-galeen Madax ka socotay Wasaaraddaha Beeraha dowlad Goboleeyada dalka iyo quburo ku xeel dheer arrimaha Beeraha.

Agaasimaha Waaxda Waxsoo saarka Wasaaradda Beeraha Maxamed Muuse Aadan iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Jubbaland Maxamed Mursal Xersi ayaa sheegay in siyaasadda ay kor u qaadeyso wax soo saarka dalka, lana heli doono siyaasad Qaran oo wax badan u tari doonto bulshada.

Related posts

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya Nuur Yuusuf Nuur ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ka shaqeyneyso soo celinta siyaasadihii lagu hagi jiray beeraha iyo kuwa kale oo horleh, isagoo xusay in siyaasadda Qaran ee fidinta Beeraha ay soo martay heerar kala duwan.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xaamud Cali Xasan ayaa sheegay in saddex xarumood laga furay magaalooyinka Jowhar, Baydhabo iyo Buulo gaduud oo hoostagta magaalada Kismaayo, waxaana dhamaan loogu talagalay in dib loo soo celiyo siyaasadda fidinta Beeraha, ayna kor joogteyn doonaan xarumahaasi ay ka hirgeliyeen qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo safar ku tagay Degmada Waajid “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Shaqada oo hadalo dar daaran ah u jeediyay Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Shaqada oo hadalo dar daaran ah u jeediyay Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Wasiirka Shaqada oo hadalo dar daaran ah u jeediyay Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In