Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa maanta furay wajiga seddexaad ee ololaha wacyigelinta talaalka Covid-19.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa maanta furay wajiga seddexaad ee ololaha wacyigelinta talaalka Covid-19.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa daah furay ololaha wacyigelinta iyo dar dargelinta wajiga sedexaad ee talaalka Covid-19 oo laga cabsi qabo inu markii sedexaad uu soo laba kacleeyo.

Olelahaan ayaa waxaa iska kaashayo wasaaradda warfaafinta heer federal iyo heer dowlad goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Agaasimahaa waaxda xiriirka dowlad goboleedyada dalka Cali Cabdulqaadir Cali ayaa sheegay in ka wasaaradda ahaan uu ka shaqeynayo sidii loo fududeyn lahaa isku xirka wasaaraddaha warfaafinta heer federaalka iyo dowlad goboleed.

Agaasimaha warfaafinta guud ee maamulka Gobolka Banaadir Cabdullaahi Wiish iyo Wasiirka warfaafinta Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed ayaa sheegay in doorkooda ka qaadanayaan sidii dadka Soomaaliyeed loo gaarsiin lahaan wacgigelinta si ay u qaataan talaalka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa faray dhamaan howl-wadeenadda wasaaradda inay qaataan talaalka si shacabka ufahmaan muhiimada uu leeyahay Taalaalka.

Previous Post

Magaalada Xudur oo ka baxday ciiriiri biyo la’aan ah oo ay muddooyinkaan ku jirtay.

Next Post

Ciidanka Dowladda oo howlgalo miino baaris ah ka wado Wisil.

Next Post
Ciidanka Dowladda oo howlgalo miino baaris ah ka wado Wisil.

Ciidanka Dowladda oo howlgalo miino baaris ah ka wado Wisil.

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In