Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

FAO oo sheegtay in ay kordhineyso la dagaalanka Ayaxa Soomaaliya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
FAO oo sheegtay in ay kordhineyso la dagaalanka Ayaxa Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Cunnada iyo Beeraha  Qaramada Midoobay ee (FAO) ayaa sheegtay inay kordhisay howlgallada cirka ah ee lagu xakameynayo Ayax farabadan oo ku nool meelo kamid ah waqooyiga Soomaaliya.

Warbixinteedii ugu dambeysay ee ay soo saartay, ayay hay’adda cunnada ee Qaramada Midoobay ku sheegtay in ayan jirin Ayax lagu arkay intii lagu guda jiray sahamin ay ka sameeyeen gobolka waqooyi bari gaar ahaan degaannadamaamulaka  Punt land.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026

“Hawlaha ugu badan ee howlgallada dhinaca Hawada ah ayaa socda  si uusan ugu faafin Ayaxa yar yar ee haray kaa oo ka soo duulay xeebta waqooyigi galbeed ee Soomaaliya, gaar ahaan maamulka Somaliland,” ayaa lagu yir war qoraan ah oo ka soo baxay Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee FAO.

Waxay sheegtay in waxtarka sahaminta iyo hawlgallada xakamaynta ee hadda ka socda waqooyiga Soomaaliya, ay saamayn ku yeelan doonto baaxadda Ayaxa kusii qul qulaya waqooyi bari Itoobiya.

dalkeena Soomaaliya waxuu  kamid yahay dalalka sanadahii danbe uu saameynta xoogan ku yeesho Ayaxa, waxaana uu baabi’iyaa dalagyo farabadan oo ku beernaa Beero ku yaalla gobalada dalka sida kuwa Koonfurta, Waqooyga iyo bartamaha.

Previous Post

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay qaraxa lagu weeraray Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir

Next Post

Wafdi uu hogaminayo Madaxweyne Kuxigeynka Hirshabeelle oo garay Dagmada Buulo-burte

Next Post
Wafdi uu hogaminayo Madaxweyne Kuxigeynka Hirshabeelle oo garay Dagmada Buulo-burte

Wafdi uu hogaminayo Madaxweyne Kuxigeynka Hirshabeelle oo garay Dagmada Buulo-burte

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Mudug,...

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In