Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Jacob Zuma oo hada ah maxbuus oo loo ogolaaday inuu ka qeyb galo aaska walaalkiis

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Afrika, Caalamka, Wararka
0
Jacob Zuma oo hada ah maxbuus oo loo ogolaaday inuu ka qeyb galo aaska walaalkiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo hadda maxbuus ah ayaa loo golaaday inuu xabsiga ka bixi karo si uu uga qeyb galo aaska walaalkiis.

Zuma walaalkiis Michael ayaa la filayaa in gelinka dambe ee maanta lagu aaso magaalada Nkandla, oo ah meel aad loogu jecel yahay Jacob Zuma .

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

Michael ayaa ku dhintay isagoo ku jira da’da 77 kadib xanuun muddo hayey, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha ee dalkaas.

Zuma oo hadda 79 jir ah ayaa lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah, ka dib markii lagu eedeeyay denbiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin inuu xaqiray hey’adaha garsoorka ee dalkaas iyo masuqmaasuq.

Xariga Zuma kadib, waxaa ka dhacay dalka Koonfur Afrika bannaan baxyo wata rabshado kuwaas oo sababay dhimashada dad ka badan 200 oo qof iyo boobka hanti fara badan.

Previous Post

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidanka Xoogga ee ku sugan Bacaadweyne

Next Post

Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo shaacisay 10 ugu horayso Imtixaanka Dugsiga Sare

Next Post
Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo shaacisay 10 ugu horayso Imtixaanka Dugsiga Sare

Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo shaacisay 10 ugu horayso Imtixaanka Dugsiga Sare

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In