Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda waxbarashada XFS oo Hambalyo udirtay Ardaydii ka gudubtay Imtixaankii Qaranka .

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda waxbarashada XFS oo Hambalyo udirtay Ardaydii ka gudubtay Imtixaankii Qaranka .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowladda Soomaaliya ayaa hambalyaysay dhamaan ardayda ka gudubtay Imtixaanka mideysan ee ay qaaday Wasaaradda Waxbarshadda,Sanad dugsiyeedka 2020-2021,

Wasaaraddu waxa ay la qeybsaneynaa sidoo kale dareenkooda la qeybsaneysaa ardayda eysan u suurta gelin in ay ka gudbaan Imtixaanka balse dadaalay wakhti badana soo bixiyay.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ayaa ugu dambeyn bogaadisay dhamaan bahda waxbarashada dalka uu juhdi geliyay in tirada Ardayda imtixaanka ka gudubto ay sare marto maadaama sanadkii tagay Ardayda dhacday ay niyad jab ku noqotay waalidiin badan.

“Waxaan sidoo kale u mahad celineynaa guud ahaan bahda Waxbarshadda oo muujiyay dadaal dheer waxaana ku guuleysanay sanadkaan in ay yaraato tirada ardayda ee hartay oo ah 13% halka Sanadkii hore ay aheyd 25% waxaan u rijeyneynaa ardayda Somaaliyeed Mustaqbal Wanaagsan.

Tags: Wasaaradda waxbarashada XFS oo Hambalyo udirtay Ardaydii ka gudubtay Imtixaankii Qaranka .
Previous Post

Agab Caafimaad oo la gaarsiiyay ciidamada ku jiro furumaha hore ee dagaalka Gobolka Mudug

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo laga codsaday inuu soo gudbiyo masharixiinta utartamayo Aqalka sare.

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo laga codsaday inuu soo gudbiyo masharixiinta utartamayo Aqalka sare.

Madaxweynaha Jubbaland oo laga codsaday inuu soo gudbiyo masharixiinta utartamayo Aqalka sare.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In