Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraaakiil ka tirsan AMISOM oo kormeeray qaar ka mid ah Goobaha loo asteeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka Baarlamaanka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Saraaakiil ka tirsan AMISOM oo kormeeray qaar ka mid ah Goobaha loo asteeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka Baarlamaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sarakiil ka socotay Ciidamada AMISOM, ayaa Maanta booqasho ku tagay Goobta loo asteeyay in ay ka dhacdo doorashada Baarlamaanka, gaar ahan Magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Goboleedka Jubbalan.

Ujeedka ay Saraakiisha halkaasi u tageen  ayaa aheed  si ay qiimeyn ugu sameeyaan goobta loo asteeyay doorashada,  si loo hubiyo in Amniga Goobta.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026

Saraakiisha ayaa warbixinno ka dhagaystay guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland iyo guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan doorashada.

Goobta loo asteeyay in lagu qabto doorashada labada Aqal ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa amnigeeda siwadajir ah u ilaalindoona Ciidamada Booliska, kuwa dowlad Goboleedka Jubbland iyo Ciidamo ka tirsan Booliska AMISOM.

Previous Post

Canada oo dib u dejin u sameyneysa boqolaal ruux oo u dhashay Afghanistan

Next Post

Wasiirka cadaaladda XFS oo ka digay Qatar halis ah oo ka dhalan karta Lacagaha la dhaqo

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Madaxabanaan ee la dagaallanka musuq maasuqa “SAWIRRO”

Wasiirka cadaaladda XFS oo ka digay Qatar halis ah oo ka dhalan karta Lacagaha la dhaqo

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

February 26, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee...

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

February 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf , oo ay wehliyaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In