Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga dalka iyo Daraawiishta Galmudug oo soo bandhigay saanad ciidan oo ay kala wareegeen Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga dalka iyo Daraawiishta Galmudug oo soo bandhigay saanad ciidan oo ay kala wareegeen Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka qeybta 21 aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa soo bandhigay saanad iyo maydka horjooge ka tirsanaa Maleeshiyaadka Nabad diidka Al-Shabaab, kaasi oo ku dhintay dagaal galabta ka dhacay Koonfurta Gobolka Mudug

Saraakiisha ayaa sheegay inay dagaalkii galabta ku dileen horjoogayaal ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo ku sugnaa baraha ciidanku weerareen

Related posts

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026

Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay inay la wareegeen fariisimon horleh oo ay argaguxisadu ku dhuumaalaysanayeen.

Previous Post

Habraaca Xallinta Khilaafaadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la soo saaray

Next Post

Danjire Cawaale oo la kulmay shirkado ka howlgala wax soo saarka shiidaalka iyo tiknolojiyada

Next Post
Danjire Cawaale oo la kulmay shirkado ka howlgala wax soo saarka shiidaalka iyo tiknolojiyada

Danjire Cawaale oo la kulmay shirkado ka howlgala wax soo saarka shiidaalka iyo tiknolojiyada

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowladda Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowladda Qatar

February 18, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Qatar u qaabilsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In