Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo sheegay inay wadaan qorshe lagu horumarinayo xoolaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo sheegay inay wadaan qorshe lagu horumarinayo xoolaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Nuur Cali Cabdullaahi ayaa digniin ka soo saaray tacadiyada loo geysto Xayawaanka, isgoo inta ku daray inay wadaan qorsheyaal lagu horumarinayo dhaqashada xoolaha.

Mudane Maxamed Nuur oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in digniinta ay timid markii ay xafiiskooda ay soo gaareen cabashooyin dhowr ah, ayna ka goโ€™antahay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono ciddii lagu arka iyada oo ku xadgubeysa Xayawaannada dhanka gaadiidka loogu adeegsado iyo dhaanka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026

โ€œWaxaa maalmahan dambe Wasaaradda soo gaarayay dacwado la xiriirta tacadiyo lagula kacayo gaadiidka la rarto, gaar ahaan Dameeraha, Dibiyada iyo Awrta, maadaama ay Wasaaradda ay waajib ka saarantahay inay ilaaliso xaquuqda xayawaanaadka iyo dhaanka ee ana hadli Karin waana rajeynayaa in digniinta ay dhaqan gasho, waxaana ka dignay in la ilaaliyo gaadiidka la rarto oo dhanka wanaagsan loogu adeegsado oo aan la siinin daroogo si loogu shaqeysto waqti dheeraad ahโ€. Ayuu yiri Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jubbaland.

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xusay inay wadaan wacyigelin la siinayo bulshada, si ay habka wanaagsan uga faaโ€™iideystaan xoolaha.

โ€œWasaaraddu waxa ay sidoo kale wadaa horumarinta xoolaha, si suuq loogu helo xoolaha dalka, dadka xoolo dhaqatadana lagu dhirigeliyo dhaqashada xoolaha, maadaama ay jiraan dad badan oo ku tiirsan dhaqashada xoolaha, lagana hortago xaalufinta deegaankaโ€. Ayuu yiri Maxamed Nuur.

Maxamed Nuur Cali Cabdullaahi ayaa ugu dambeyn tilmaamay inay qaban doonaan tababaro la siinayo xoola dhaqata ayna jiri doonaan guddi kormeera arrintaas, isagoo intaa ku daray inay jiraan dhakhaatiir Wasaaradda u diiwaangashan oo baaris ku sameeyo faya dhowrka xoolaha la gowracayo.

Previous Post

Wasaaradda shaqada oo daah furtay shirweyne ku saabsan xirfadaha shaqada iyo farsamada gacanta

Next Post

Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo khasaare xoog badan ka soo gaartay qarax ka dhashay gaari ay wateen

Next Post
Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo khasaare xoog badan ka soo gaartay qarax ka dhashay gaari ay wateen

Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo khasaare xoog badan ka soo gaartay qarax ka dhashay gaari ay wateen

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026
0

Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In