Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iftiim Baasto iyo C/risaaq Maxamed Cismaan oo loo doortay aqalka sare

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Iftiim Baasto iyo C/risaaq Maxamed Cismaan oo loo doortay aqalka sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

C/risaaq Maxamed Cismaan ayaa heley 59 cod halka qofkii la tartamayay oo aheyd Xaliima Jaamac Maxamed ayaa heshay 12 cod, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha wakiilada Jubaland, Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan.

Sidoo kale, Iftiin Iimaan Xasan Baasto, ayaa heley 72 cod ka dib markii uu u tanaasuley murashaxii la tartamayay oo ahaa Ibraahim Yacquub Ismaaciil. Waxaa soo gabagaboobay wajigii koowaad ee doorashada senatarada aqalka sare ee dalka.

Related posts

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

July 13, 2026

Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka mudane Cabdulaahi Abyan Nuur oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in uu u hambalyeeynayo guuleystiyaasha isagoo maamulka Jubaland ku amaanay in ay bilaabeen doorashada baarlamaanka 11 aad ee dalka.

Previous Post

DEG DEG: Cabdulaahi Sh. Ismaaciil Fartaag oo dib loo doortay

Next Post

Madaxweyne Axmed Madoobe oo sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada

Next Post
Madaxweyne Axmed Madoobe oo sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada

Madaxweyne Axmed Madoobe oo sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la'aanta qabsoomidda doorashada

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

July 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Spain ayaa maanta magaalada Madrid ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira deyn cafinta iyo horumarinta...

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

July 13, 2026
0

Masuuliyiin ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Ururka, ayaa maanta si rasmi ah xarigga...

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

July 13, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadday qeybinta deeq gargaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In