Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Askar ka tirsan ciidamada Niger oo lagu dilay weerar ka dhacay gudaha Dalkaasi

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Askar ka tirsan ciidamada Niger oo lagu dilay weerar ka dhacay gudaha Dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda gaashaandhiga ee Niger ayaa sheegtay in 15 askari oo ka tirsan ciidamada Ammaanka lagu dilay weerar ka dhacay koofurta galbeed ee wadankaasi gaar ahaan meel ku dhaw xadka ay la wadagaan dalka Burkina faso.

Ciidamada oo ku sugnaa deegaanka toroid oo ka tirsan gobalka tillaberi ayaa waxaa weerar gaadmo ah ku soo qaaday koox hubeysan iyadoo sida la sheegay ay xigeen qarax xooggan.

Related posts

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026

Sarkaal ka tirsan ciidamada ayaa warbaahinta uu sheegay in sidoo kae weerarkaasi lagu dhaawacay todobo Askari.

Ciidamada ka tirsan kuwa malateriga Niger ayaa soo gaaray goobta uu weerarka ka dhacay iyagoo baadi goobaya kooxda duulaanka soo qaaday oo sida ay shegeen  xiriir la leh ururada Al-qaacida iyo Daacish.

Kooxda ayaa la sheegay in weeraro ay ka fuliyaan gobalka iyagoo inta badan ku sugan xuduudka saddex xagalka ee ay wadaagaan Niger,malli iyo Burkina Faso.

Dad gaaraya 30 ruux oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa lagu dilay todobaad ka hor labo weerar oo ka dhacday gobalka oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyaan maleeshiyaadkaasi xiriir la leh Ururada Mintidiinta ah.

Faransiiska ayaa waxaa galbeedka qaaradda afrika ka jooga ilaa iyo 5,000 oo Askari oo dalalkaasi ka caawiya la dagaalanka kooxaasi oo kumanaan ruux ku dilay galbeedka Afrika.

Previous Post

Maxkamada ciiidamada qalabka sida ee qaybta Galmudug oo maanta u fadhiisatay gar-maqalka dacwad ciqaabeed.

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo lagu soo dhoweeyay Baydhabo+Sawirro

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo lagu soo dhoweeyay Baydhabo+Sawirro

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo lagu soo dhoweeyay Baydhabo+Sawirro

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

July 10, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In