Thursday, April 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynihii hore ee Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal dadwayne ah, saraakiil iyo askar ka tirsan guutooyinka daraawiishta Galmudug iyo Mas’uuliyiin isugu jirta Xildhibaanno iyo Wasiiro ayaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” oo u yimid Caasimada Galmudug howlo la xiriira doorashooyinka dhawaan bilaabmaya.

Wafdiga Madaxwaynihii hore ee Galmudug oo ay qayb ka ahaayeen Xildhibaann iyo madax kale ayaa gudaha garoonka ku salaamey bulshada soo dhoweyntooda isugu soo baxdey oo u muujiyey dareen gacaltooyo oo la xiriira doorkiisii dib u heshiisiinta Galmudug iyo suuragalintiisii in maamulku usoo guuro Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa u mahadceliyay  Dowlad Goboleedka Galmudug una rajeeyay in ay doorashooyinku ku qabsoomaan sida ugu haboon uguna hufan.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo shir jaraa’id ku qabtay Deegaano Shabaab laga saaray “Sawirro”

Next Post

COVID-19 oo wajigii sedexaad lagu arkayo Soomaaliya

Next Post
COVID-19 oo wajigii sedexaad lagu arkayo Soomaaliya

COVID-19 oo wajigii sedexaad lagu arkayo Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In