Friday, November 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda oo loo qabtay tababar +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda oo loo qabtay tababar +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa ka qeyb galay aqoon iswaydaarsi ku saabsanaa qorshaha dib u eegista qorshaha Maareynta Maamulka Guud eeย  Maaliyadda Soomaaliya.

Tababarkan oo uu gacan ka geystay Barnaamijka taakuleynta Farsamo ee Miisaaniyadda Soomaaliya ee Midowga Yurub waxaana ka qeyb galay howlwadeenadaย  qaar ka mid ah waaxyaha wasaaradda, Hey’adaha Maaliyadda iyo dowlad goboleedyada.

Related posts

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026
๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Waxaa diirada lagu saaray bandhigadaย  Dib-u-habaynta Qorshaha Maareyntaย  Maamulka Maaliyadda Guud ee saddexda sano ee soo aaddan sida ilaalinta iyo dabagalkaย  hufnaanta Maaliyadda. Horumarinta daqliga, miisaaniyadda dowladda iyo kor u qaadista isla xisaabtanka

Labo maalin uu socday, Agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda Maaliyadda waxay ku soo bandhigeenย  doorkooda hirgalinta Qorshaha dib u habeynta Maamukala Maaliyadda iyo Hirgalinta qorshaha cusub.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Howlwadeenada wasaaradda kuย  dhiiragaliyay ka faa’iidaysiga taakuleynta farsamo ee la siinayo, wuxuuna faray ku xaqiijinta dhaqangalinta shuruucda maaliyadda si dhaqaalaha dalka u soo kobco.

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa horumar ka sameysay kor u qaadida dib u habeynta hufnaanta iyo maareynta maaliyadda taas oo keentay Kalsoonida caalamka ee guulaha wadahadala deyn cafinta iyo kor u kaca daqliga dowladda.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo furey Shirka Madasha Bangiyada Islamiga ah +Sawirro

Next Post

Madaxweyne Qoor Qoor oo qaabiley wefdi sare oo ka socda QM +Sawirro

Next Post
Madaxweyne Qoor Qoor oo qaabiley wefdi sare oo ka socda QM +Sawirro

Madaxweyne Qoor Qoor oo qaabiley wefdi sare oo ka socda QM +Sawirro

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kaga qeyb galay kulamo...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

November 20, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa si weyn uga dooday, goโ€™aannana kasoo saaray...

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan kula yeeshay Marwo Gemma Tanner, Ku-xigeenka Madaxa arrimaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

November 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga, oo uu ka socdo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In