Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bangiyada oo maanta laga daah-furay Dalka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bangiyada oo maanta laga daah-furay Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guled ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bankiyada dalka.

Kullanka daah-furka waxaa ka qeyb galay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorsheynta, Bangiga dhexe iyo Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay.

Related posts

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

June 23, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026

Hannaankan oo Bangiga dhaxe ee Soomaaliya uu ku mideynayo Bangiyada Soomaalida taa bulshada fursad u siinaysa in ay awood u yeeshaan in ay lacag ka kala xawishaan bangiyada ka hawl gala Soomaaliya si shuruud la’aan ah.

Waa markii ugu horeysay ee Bangiyada dalka iyo Bangiga dhexe ee Soomaaliya ay isugu yimaadaan ka arinsiga Hannaankan cusub ee lagu soo kordhinayo adeegayda Bangiyeed ee Soomaaliya.

Previous Post

Xoghayaha Arrimaha dibedda maraykanka oo cambaareeyay Xukuummadda Suuriya

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiiradda

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Afrika oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiiradda

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiiradda

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

June 23, 2026
0

Jabuuti – 18 Juun 2026: Xoghaynta Urur-Goboleedka IGAD (Intergovernmental Authority on Development) ayaa mar kale adkaysay sida ay uga go’an...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In