Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada 11-kursi oo ka mid noqonaya golaha Aqalka Sare oo lagu soo gabagabeeyay Garowe

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Doorashada 11-kursi oo ka mid noqonaya golaha Aqalka Sare oo lagu soo gabagabeeyay Garowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashadii ka socotay magaalada Garoowe ee ay Baarlamanka Dowlad gobaleedka Puntland ku soo dooranayeen Xubnaha Aqalka sare ee ka mid noqonaya Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo gababeeyay magaalada Garoowe .

Illaa 11 Senator oo saddex ka mid ah ay yihiin dumar ayaa la doortay, iyadoo qaarkood  hab gacan-taag ah loogu Codeeyay kadib markii ay u tanaasuleen murashixiintii  kale ee kula tartameysay kursiga Aqalka sare.

Related posts

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026

Halkaan ka akhriso magacyada xubnaha loo doortay Aqalka sare:

1- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole

2- Maxamed Cali Yuusuf Gagaab

3- Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino)

4- Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde)

5- Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan).

6- Daahir Ayaanle Siciid

7- Farxaan Cali Xuseen

8- Saynab Ismaaciil Maxamed (Tiimbiye)

9- Cabdiqani Geelle Maxamed

10-Samiiro Maxamuud Xaaji Cawad

11-Sareedo Maxamed Xasan (Jeyte).

Previous Post

Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal degmo

Next Post

Kooxda argagixisada ah ee Daaliban oo la wareegtay magaalo madaxdii 9-aad

Next Post
Kooxda argagixisada ah ee Daaliban oo la wareegtay magaalo madaxdii 9-aad

Kooxda argagixisada ah ee Daaliban oo la wareegtay magaalo madaxdii 9-aad

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In