Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masjidka ugu weyn magaalada Xudur oo maanta la daah furay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Masjidka ugu weyn magaalada Xudur oo maanta la daah furay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan daahfurka u ahayd Masajidka Jaamaca oo ah Masjidka ugu weyn ee magaalada Xudur oo ay soo qaban qaabiyeen Guddiga dhismaha masaajidka ayaa waxa ka qeyb galay Culimaa’udiin mas’uuliyiin Ganacsato, Odayaal, Waxgarad iyo bulshada inteeda kale.

Masaajidkaan maanta la daahfurey waxa uu dhismihiisa socday saddex sanno iyo bar oo ay ka wada qeyb qaateen dhismihiisa dadyow muxsiniin ah oo daafaha caalamka kala jooga.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Ugu horeyn munaasabadda waxa ka hadlay qaar ka mid ah guddiga oo sheegay in dhismaha Masjidka uu soo maray marxalado kala duwanaa.

Mas’uuliyiintii xafladda goob jooga ka ahayd oo u mahadceliyey guddiga ayaa ka codsaday in ay dhamaystiraan maadaama masaajidka wax ka dhiman yihiin oo ay ka mid tahay minaarada oo Astaan u ah masaajidka.

Intaa kadib waxa shahaado sharaf la guddoon siiyey guddigii u dhabar adeegay dhismaha Masaajika, iyadoo xaalad adag lagu jiro iyo Idaacadda Radio Xudur oo ah FM kuyaala magaalada Xudur ay qeyb weyn ka qaadatay dhismaha Masjidka.

Ugu dambeyn waxa loo duceeyey Imaamkii masaajidka Imaam Sheekh Cali Samboore iyo injineer Maxamed Sheekh  alle ha unaxariiste, waxana furaha Masaajidka Jaamaca lagu wareejiyay Imaamyada cusub ee masaajidka loo sameeyey.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Zambia oo ka qeybgashay kulan wadatashi ah

Next Post

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay socdaalka Ra’iisul Wasaaraha

Next Post
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo la magacaabay Maxamed Cabdirisaaq

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay socdaalka Ra’iisul Wasaaraha

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In