Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ivory Coast oo diiwaangelisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ivory Coast oo diiwaangelisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka dalka Ivory Coast ayaa diiwaangaliyay kiiskii ugu horreeyay ee fayraska dhiig -baxa ee Ebola muddo 25 sano ah ka dib , sida uu sheegay wasiirka caafimaadka ee dalkaas Pierre N’Gou Dimba.

Wasiirka  ayaa u sheegay telefishanka qaranka dalkasi in cudurkaasi la helay ka dib markii saraakiisha caafimaadka ay tijaabo dhanka dhiigga ah ka qaadeen haweeneey 18-sano jir ah oo ka soo safartay dalka deriska la ah ee Guinea.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in cudurkani yahay kiiskii ugu horreeyay ee Ebola ee laga helo Ivory Coast marka laga yimaado sanadkii 1994.

Dalka Guinea ayaa horaantii toddobaadkan sidoo kale xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee fayraska Marburg,oo ah mid wata  qandho dhiig -bax ah oo aad u faafa ,isla markaana  la mid ah Ebola.

Dalka Guinea waxaa sanadihii 2014-2016-kii  ka dilaacay cudurka Ebola,kaas oo dhaliyay dhimashada dad aad u badan,waxaana horaantii sanadkaan uu mar kale ku soo laabtan dalkaasi.

Previous Post

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka guddida xalinta khilaafadka oo ku wajahan Baydhabo

Next Post

Maraykanka iyo Turkiga oo ka wada xaajoonaya doorashooyinka Liibiya

Next Post
Maraykanka iyo Turkiga oo ka wada xaajoonaya doorashooyinka Liibiya

Maraykanka iyo Turkiga oo ka wada xaajoonaya doorashooyinka Liibiya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In