Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha ka qeeyb galaya shirka iskaashiga Baqdaad oo gaaray Ciraaq

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha ka qeeyb galaya shirka iskaashiga Baqdaad oo gaaray Ciraaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo Sabti ah, qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Carabta iyo wafuud kale ayaa ku qulqulay caasimadda Ciraaq si ay uga qaybgalaan Shirka Iskaashiga Baqdaad.

Sida la qorsheeyay Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya madax ay ugu horeeyaan madaxweynaha Faransiiska, boqorka Urdun, madaxweynaha Masar, madax ka soocta Imaaraadka iyo Kuwait, iyo tiro kamid ah wasiirrada Arrimaha dibadda Khaliijka.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026

Inta uu socda Shirkan ayaa la filayaa in looga hadli doona dhinacyo badan oo kala ah iskaashiga amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Dowladda Ciraaq ayaa dooneysa inay xoogga saarto soo celinta kaalinteedii siyaasadeed ee gobolka, iyo in laga tageero dagaalka ay kula jirto kooxaha argagixisada ah.

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa Jimcihii shalay gaaray caasimadda Ciraaq si uu uga qaybgalo Shirka Iskaashiga Baqdaad, sidoo kale Macron, ayaa la filayaa inuu booqdo Axadda beri ah Erbil iyo Gobolka Nineveh, oo ay ISIS aad u burburisay, taasi oo noqoneysa booqashadii labaad ee Madaxweynaha Faransiiska uu ku tago Ciraaq, wax ka yar hal sano.

Previous Post

Cristinano Ronaldo oo dib ugu laabanaya Manchester United

Next Post

Xuska maalinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay +Sawirro

Next Post
Xuska maalinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay +Sawirro

Xuska maalinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay +Sawirro

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Reena Ghelani, oo ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In