Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo maareynta biyaha oo maanta Muqdisho ka furmay +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo maareynta biyaha oo maanta Muqdisho ka furmay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ay ka qayb galayaan Howlwadeeno iyo Agaasimayaal ka kala socda heer qaran iyo dowlad goboleedyada ayaa waxaa diirada lagu saarayaa maareynta Kheyraadka Biyaha, iyadoo la hirgalinayo qorshaha horumarinta biyaha oo Wasaaradda Tamarta iyo Kehyraadka Biyaha horey u diyaarisay, sida uu furitaanka shirka ka sheegay agaasimaha Waaxda cabirka iyo saadaasha biyaha ee Wasaaradda Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Axmed Maxamed Xasan.

Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Biyaha gobolad goboleedyada; Jubaland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle oo ka hadlayay shirka ayaa soo bandhigay qorshayaashooda dhanka maareynta biyaha iyo sida ay uga go’an tahay xoojinta wada shaqeynta Wasaaradaha heer dowlad goboleed iyo tan dowladda dhexe, iyadoo arrintaasi ay kamid aheyd waxyaabaha shirka looga hadlay.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane C/risaaq Maxamed Muxumed oo  furay shirka ayaa xusay in Wasaaraddu diyaar u tahay talooyinka iyo aragtiyadaha ay soo jeediyaan xubnaha ka socda dowlad goboleedyada isagoo codsaday in laga wada shaqeeyo hirgelinta qorshaha horumarinta biyaha oo horay loo daahfuray.

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda XFS oo ka qeybgalay xuska maalinta akhris-qoraalka

Next Post

Xaruunta Farsamada gacanta Xayle Bariise iyo Jaamacadda SIU oo kala saxiixday heshiis

Next Post
Xaruunta Farsamada gacanta Xayle Bariise iyo Jaamacadda SIU oo kala saxiixday heshiis

Xaruunta Farsamada gacanta Xayle Bariise iyo Jaamacadda SIU oo kala saxiixday heshiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In