Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir dhaqaale loogu uruurinayo dalka Afghanistan oo ka dhacaya magaalada Geneva.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Shir dhaqaale loogu uruurinayo dalka Afghanistan oo ka dhacaya magaalada Geneva.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Geneva ee dalka Swaziland waxaa maanta oo Isniin ah ka dhacaya shirweyne dhaqaale loogu uruurinayo dalka Afghanistan kadib markii dalkaas ay dhawaan qabsatay kooxda Daalibaan.

Wakaaladda wararka Reuters, ayaa qortay in shirka gaarka u ah dalka Afghanistan lagu aruurin doono in ka badan 600 Milyan oo doolar si wax looga qabto xaaladda dalkaas Afgaanistaan, iyada oo laga digayo qalalaase bani’aadannimo oo halkaas ka dhaca ka dib qabsashadii Daalibaan.

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

Xitaa ka hor intaan Taliban la wareegin Kaabul Bishii hore, kala bar dadka waddankaas ama 18 milyan oo qof ayaa ku tiirsanaa gargaarka ka imaanaya waddamada deeqaha bixiya, Tiradaas ayaa u muuqata inay sii kordhayso maadama ay weli xaaladda abaarta ka jirto dalkaas iyo in ay yaranayaan dhaqaalaha iyo cunnadda ka imaata dibadda, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay iyo kooxaha gargaarka.

Si lama filaan ah ayaa loo joojiyay balaayiin doollar oo deeq ah oo ka imaanayay waddamada shisheeye ah ka dib markii ay burburtay dowladdii Afgaanistaan ee reer Galbeedku taageerayay iyo guushii xigtay ee Taaliban waxay culeys badan saartay barnaamijyadii Qaramada Midoobay.

Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xayiray galaangalkii Daalibaan ay ku lahayd 9.5 bilyan oo doolar oo lagu hayay akoonnada bangiyada Mareykanka ka dib markii kooxda kacdoon wadayaasha ay qabsadeen talada dalka.

Previous Post

Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland oo kormeertay dadkii Ayaxa Beeraha ka laayay “SAWIRRO”

Next Post

Magaalada Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Magaalada Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Magaalada Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed "SAWIRRO"

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In